War Saxaafadeed laga soo Xafiiska Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)

War Saxaafadeed laga soo saaray Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa hambalyo loogu diray Shaqaalaha Soomaaliyeed Munaasabada maalinta Shaqaalaha Aduunka owgeed. War Saxaafadeedka laga soo saaray Xafiiska Madaxweynaha ayaa u qornaa sida tan Munaasabada Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da May waxaan ugu hambalyeynayaa dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed oo maskax iyo muruqba geliyey dib u … Continue reading War Saxaafadeed laga soo Xafiiska Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)